Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug

0
703

DASTUURKA KMG EE DOWLAD GOBALEEDKA GALMUDUG (DGGM)
Ayadoo la raacayo Heshiiskii Mideynta Maamullada Dowlad Goboleedka Galmudug (DGGM) iyo Dowlad Goboleedka Gobollada Dhexe (DGGD) ee ku taariikheysan 6dii Disember 2017 ayaa waxaa lagu heshiiyay sameynta Dastuur iyo maamul mideysan oo magaciisu yahay Dowlad Goboleedka Galmudug (DGGM). Dastuurkaas oo ay saldhig u yihiin Shareecada Islaamka, Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), dhaqanka suuban, nidaam caddaaladeed, nabad, tala-wadaag, dimuqraadiyad iyo hanaanka xisbiyada badan. Haddaba Dastuurka ku-meel-gaarka (KMG) ee DGGM waa Xeerka ugu sarreeya Xeerarka DGGM sida ku cad mabaadi’da Dastuurka iyo qaab- dhismeedka nidaamka Dowladda iyo awaamirta uu tilmaamayo, waxuuna ku dhisan yahay mabda’a qaybinta awoodda ee hay’adaha Xeer-dajinta, Fulinta iyo Garsoorka, aaya-ka-talinta, ismaamulka iyo sarreynta Xeerka si loo xaqiijiyo rabitaanka shacabka DGGM loona gaaro horumar iyo caddaalad bulsho.

Dastuurka oo dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here